App dhammeystiran oo kuu keenaya Qur'aanka, salaadda, xifdinta iyo barashada Islaamka — hal meel, si qurux badan oo fudud.

Wax walba oo aad u baahan tahay akhris, cibaado iyo barasho.
114 Suurood, Carabi, Word-by-Word, tarjumaado badan iyo Tafsir Ibn Kathir.
Qari-yo kala duwan, audio ayad-ayad ah, auto-advance iyo word-highlighting.
Search Qur'aanka, bookmarks iyo Ayah Image Card aad la wadaagi karto dadka kale.
Suurooyinka iyo word-by-word data soo deji si aad offline ugu isticmaasho.
Waqtiyada salaadda, Adhan lock-screen notification iyo Hijri Calendar.
Qiblah Compass sax ah, Tasbih counter, Duas iyo Islamic Radio.
PDF reader gudaha app-ka ah — Abi Shujaac, Qisooyinka Nabiyada iyo kutub kale.
Roob, bad iyo kayn background videos ah marka aad Qur'aanka dhageysanayso.
Dark mode, luqado badan, tafsir edition, Google Sign-In iyo home-screen widget.
Laga bilaabo Tajweed ilaa Khatm qorsheysan.
Ku dhawaaq aayadda, app-kuna wuxuu kaa caawinayaa hubinta saxnaanta.
Celin, Qari/Muuji iyo Imtixaan si xifdintu u noqoto nidaamsan.
Samee jadwal aad Qur'aanka ku dhammeystirto si joogto ah.
Dooro codka Qari-ga aad jeceshahay.

Kuwait

Saudi Arabia

UAE

Saudi Arabia

Saudi Arabia

Saudi Arabia

Egypt

Egypt

Saudi Arabia

Saudi Arabia

Saudi Arabia

Saudi Arabia

Saudi Arabia
Oman
Egypt
Saudi Arabia

Somalia / Qatar

Saudi Arabia

Saudi Arabia
Quran Kariim waa app Qur'aan oo Soomaali ah: akhris, dhageysi, salaad, xifdin iyo barasho hal meel. Taageeradaadu waxay naga caawinaysaa inaan app-ka dhameystirno oo sii hagaajinno.
Dooro lacag, kadibna riix button-ka hoose.
Wixii aad awooddo kaga qeyb qaado$1 · Salaam BankRiix Send si dial-ka loo furo. Mahadsanid.